Biyaxir

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)

Dhismo loogu tala galay in biyaha webiyada socodkooda lagu hakiyo si loo keydiyo, heerkoodana kor loogu qaado. ld biyaxireen.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyaxir

biyaxireen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg