Biyo-goboleed
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)(siyaa.) Jiid-badeed ku qabsan xeebta oo loo aqoonsanyahay dhul ay leedahay ummadda xeebta deggani; maritaanka jiidda ee si nabad ah caadi ayaa loogu oggolyahay gaadiidbadeedka ummadaha oo dhan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyo-goboleed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg