Biyo-saar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ryo, m.dh)(baay.) Habka dhirtu biyaha ay xididdadu u soo nuugaan dib ugu celiso gibilka iyaga oo maraya daloollada caleemaha iyagoo uumibiyood ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyo-saar ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg