Biyoculus

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-syo. m.dh)

Ceelasha la shubo meesha isha xigta.

Biyoculus

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(kiim.) Diyuteeriyam ogsaydh: biyaha atamyadu haydarojiin ee ku jiray, 1H, ay beddeleen isku godka ka culus ee diyuuteeriyam, 2H, summaddiisuna tahay D. Waa hoor midab laawe ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyoculus


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg