Biyogal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

(daaw.) Meel haragga ka mid ah oo soo foocsan inta badan biyo ku jiran, mararka qaarkoodna dhiig ku jiro ama malax.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biyogal


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg