biyoole
(m.l) (-layaal, m.l/dh)1. Qof biyo dhaamiya oo dadka ka iibsha. 2. Baabuur boyaad saarantahay oo biyo lagu qaado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biyoole ↴
furuqbiyoole [m.l]
(daaw.) Nooc furuqa ka mid ah oo halkii ay nabarrada malaxi ka geli lahayd biyo ka galaan.
jiyoofisiko [m.dh]
Barashada dariiqadaha fisikeed ee la xiriira dhismaha dhulka. Barashadaasi waa mid la xiriirta oogada dhulka, gibilka, iyo biyooleyda.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg