Boholyow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa araggooda ka raago; hilow. 2. ld boholyoobid.

Boholyow

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)

U b.: wax araggooda laga raagay in la arko aad u jeclaysasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boholyow

boholyoobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg