Bojiino

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Xaalad shaqo iyo dhib la'aaneed oo nafley ku jirto; nasasho muddo laga nasto hawl. ld bojin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bojiino

bajiino | bojin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg