boliis
(m.l)

Ciidan nabadgelyada gudaha ee dal qaabbilsan. ld bileys, biliis, booliis, buliis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boliis

bileys [m.l]
ld boliis.

biliis [m.l]
ld boliis.

booliis [m.l]
ld boliis.

buliis [m.l]
ld boliis.

namas [m.dh] (-syo, m.l/dh)
1. Ul gaaban oo rabadh ah oo boliisku isticmaalo. 2. ld nabas.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg