Booli
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Hanti qof lahaa oo qof kale si sharci darro ah u milkiyo.
Booli
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-lyay, -liday; -lyi)Hanti qof lahaa, qof kale si sharci darro ah ku milkiyid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga booli ↴
baadibooliye | xaaraan | biyabbooli | boliis | boolaxooftayn | boolaxooftee | boolaxoofto | boolibabtaydh |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg