Booron
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)(kiim.) Curiye bir-u-eke ah adag, si fududna u burbura, kana tirsan rurka III ee tusaha kalgalka curiyeyaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga booron ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg