Boosh
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Harag laga bixiyey ari caato ah. 2. Midab aad u cad oo ay yeeshaan timaha, dhogorta iwm.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boosh ↴
boosh cadde | booshool | kabboosho | raboosh | raboosh | rabooshid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg