Boosto
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Maamul dawladeed oo ku jaadan waraaqaha, dhambaallada iwm oo la isu diro qaybintooda iyo isgaarsiintooda. 2. Xafiisyada iyo rugta hawlahaas lagu qabto.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boosto ↴
farankaboolo | subboosto |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg