boqnagooyo
(m.dh)

1. Luggooyo. 2. Jaridda feylaha la jaro si loo curyaamiyo. ld boqnagoyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boqnagooyo

boqnagoyn [m.f.dh]
eeg boqnagoo. ld boqnagooyo, boqnajarid, boqongooyo, boqongoyn.

boqongooyo [m.dh]
ld boqnagooyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg