boqongoo
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-ooyay, -ooysay)

ld boqnagoo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boqongoo

boqnagoo [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-ooyay, -oysay)
1. Qof luggoyn. 2. Nafley si loo curyaamiyo feyla jarid. ld boqnajar, boqongoo.

boqnagoyn [m.f.dh]
eeg boqnagoo. ld boqnagooyo, boqnajarid, boqongooyo, boqongoyn.

boqongooyo [m.dh]
ld boqnagooyo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg