Boqran

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Qof boqornimo loo caleemo saaray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga boqran

boqranaan | boqranaansho | islaaw |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg