boqshad
(m.dh)ld baqshad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh boqshad ↴
baqshad [m.dh] (-do, m.l)
Kiish yar oo xaashi ah, xabag lagu xiro afka ku leh, qaabab kala duwan leh oo warqadaha lagu xiro. ld boqshad, buqshad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg