Bubbucood

Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Dhul buurar ciid ah iyo geedo leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bubbucood


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg