Bucshiro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. ld bucshirad. Ganacsi. 2. Alaab laga ganacsado, badeeco. 3. Nooc ka mid ah ciyaaraha turubka oo afarta warqadood ee badda taal la baayaco.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bucshiro

bucshirad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg