Budul

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. Meel xoolaha marintoodu ay jilcisay oo habaas ka dhigtay. 2. Dariiq la maro, daw, tub, dhabbe. 3. Wax la tumay oo budo laga dhigay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga budul

budli |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg