Bukaan-wareysi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(daaw.) Wareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) war bukaan qoyseed; b) war bukaan qofeed; c) war bukaan cudur hore; d) war bukaan cudurdambe.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bukaan-wareysi ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg