Bukaanqaad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Sariirta yar ee lagu qaado qofka aad u jirran.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bukaanqaad


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg