Bule
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.dh)Qof habeeya ama isku duwa hawsha riwaayadda ama filinka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bule ↴
daabbule | tabaabulyo tabaabulee | abaabule | bulayn | bulee |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg