Bulxan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cod nafley badani isku darto oo farxad iyo qosol leh.

Bulxan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Nafley badan cod farxad iyo qosol leh samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bulxan

bulxamid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg