Bunayso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)

1. Bun la shiilay cunid. 2. Saliid ama subag bun lagu shiilay marsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bunayso

bunaysasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg