Bundaqiijiye

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Makiinadda bunka lagu shiido.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bundaqiijiye


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg