Burshintuur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Xarig yar oo lagu dhuujiyo faruurta kore ee geela si uu socodka u dheereeyo. 2. ld burshintuurid.
Burshintuur
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Jeexa faruurta kore ee geela xarig yar ku dhuujin si uu socodka u dheereeyo. ld bushintuur².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burshintuur ↴
burshintuurid | bushintuur | bushintuur | bushintuurid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg