Burso

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Wax la qaybsanayo sed dheeraad ah ka qaadasho. 2. Wax cayrsasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga burso

burburso | bursasho | jacburso | sedburso |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg