Buufin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xuub yar cinjir ka samaysan, qaabab kala duwan leh, marka hawo laga buuxiyo kala baxa oo carruurtu ku ciyaarto.
Buufin
Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:eeg buufi. ld buufis.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga buufin ↴
buufis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg