buuxso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Wax muggiisa wax dhan ku shubasho ama ku qaadasho. 2. Foomka b.: warqad meela- heeda bannaan shuruudo looga baahnaa ku qorasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuxso

buuxsasho [m.f.dh]
eeg buuxso.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg