Caabbin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

ld caabbiyid. caabbiyid

Caabbin

Qaabnaxa: m.l (fiis.) Isrogrogga:

Summad: R. Saamiga keyd faraqa ee geftinnada gudbiye iyo qulqulka danabka ee dhexmaraya gudbiyaha. Sidaas awgeed, caabbi waa caabbirka hakinta qulqulka danabka. R = V/I taas oo V ay tahay keyd faraqa, I ay tahay qulqulka danabka. Caabbiga waxa lagu cabbiraa oom (omega).

Caabbin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(taar.) Iska caabbin cadow ama weerar dagaal, ficil ay dadku ku qaadaan si ay u helaan xornimo, ama iskacelin weerar.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caabbin

caabbiyid | islis | jilibdhig |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg