Caanaqub
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Naasley caws ku nool ah, qodxo dhaadheer oo mardimo caddaan iyo madow isku xiga dusha ku leh; kashiito; yaadaddo; dhiddo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caanaqub ↴
yaadaddo | kashiito |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg