Caaneeyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Caanaha laga saaro burcadka marka la shiilo. ld caaney, caanooyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caaneeyo

caaney | caanooyo | shiil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg