Caaqibaxumo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Xaalad aan aayatiinkeedu wanaagsanayn. ld caaqibaxumi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caaqibaxumo ↴
caaqibaxumi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg