Caaqil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-liin/-llo, m.dh)1. Nin caqli badan. 2. (-llo/cuqaal m.dh) Nin bulsho meel ku wada nool u dooratay inuu madax u noqdo; nabaddoon.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caaqil ↴
nabaddoon | caaqilad | caaqilnimo | caaqilo | cuqaal |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg