Caarad-dhuub
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)1. Wax kasta oo af fiiqan leh. 2. Nooc warmaha ka mid ah oo af fiiqan leh. 3. Nooc ka mid rasaasta oo af fiiqan leh.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caarad-dhuub ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg