Caawino
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, caawimo, caawinaad, cawimaad, cawimo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caawino ↴
caawimaad | caawimo | caawinaad | cawimaad | cawimo | cawinaad | cawino | macaawino | mucaawino |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg