Cabbir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. Qiyaas lagu heshiiyey oo caddeyneysa wax dhererkiisa, muuqiisa iwm. 2. Habka loo qiyaaso dherer, mug, culays iwm. 3. Qalab lagu cabbiro wax dhererkiisa, culayskiisa, muggiisa iwm.
Cabbir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Wax dhererkiisa xisaabid; culayskiisa miisaamid; muggiisa beegid. 2. Fikrad iwm sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cabbir ↴
aadimo | u | caabbin | maaddi | yaardi | baac | baaci | baacsan | jaango'an | maanomitir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg