cabbiran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la cabbiray ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabbiran ↴
cabbirnaan [m.f.dh]
eeg cabbiran. ld cabbirnaansho.
qandho [m.dh]
(daaw.) Kulka jirka oo ka saramara kulka caadiga ah ee jirka: haddii afka laga cabbiro waxa weeye: 98,6° F oo u dhiganta 37° C. Haddii futada laga cabbirana waxa weeye = 99° F oo dhiganta = 37° C.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg