cabiidso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Qof cabiid ka dhigasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabiidso ↴
cabiidsasho [m.f.dh]
eeg cabiidso. ld cabiidsad, cabiidsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg