cabqari
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

C. ah: qof aad u caqli badan oo u aragtidheer.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabqari

cabqarinnimo [m.dh]
Cabqari ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg