cabsoo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ooday, -ootay)ld cabso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cabsoo ↴
tacabsoosar [m.l]
Miraha ka soo baxa hawl la qabtay.
cabsasho [m.f.dh]
eeg cabso. ld cabsad, cabsi, cabsood.
cabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Ka c.: cabsi dareemid. ld cabsoo.
cabsood [m.l]
ld cabsasho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg