Cadaadis-ekeeye
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-kayaal, m.l/dh)(juqr.) Xarriiq ku yaal khariidad ama kaarto dusheed oo isku xira meelaha cadaadis gibilkoodu isla egyahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadaadis-ekeeye ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg