Cadaadis-yar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-yo ..., m.dh)

(juqr.) Gobol cadaadis gibilkiisu hooseeyo marka loo eego meelaha ku wareeraysan, mararka qaarkood waxaa loo yaqaan gufaaco.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadaadis-yar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg