Cadbaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(cadadbaar, m.l) (daaw.) Cad yar oo laga jaro xubin ka mid ah jirka si loogu baaro waynaysada waana habka ugu saxsan oo lagu sugo aqoonsiga kansarka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadbaar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg