Cadcaddo

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Nooc dhuugga ka mid ah, yaryar, leh midab cad oo meeshi uu ku dhego aan si sahlan uga kicin. 2. C. ah: roob yar oo aan dhulka biyo dhigin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cadcaddo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg