Caddaysan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-snaa, -snayd)1. Wax la caddeeyey ahaansho. 2. Wax caano lagu daray ahaansho (shaah).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaysan ↴
caddaysnaan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg