Caddaysimo

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

1. C. ah: neef la rarto o aan rar saarnayn. 2. C. ah: fallaar aan waabaayo la marin. ld caddaysin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddaysimo

caddaysin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg