caddiin
(m.l)

ld caddaan¹.

caddiin
(m.dh) (-iimo, m.l)

Hilibka intiisa cad; baruur.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caddiin

caddaan [m.l]
1. Midabka cad. 2. Dadka inta midabkoodu cadyahay. 3. C. ah: lacag wax lagu kala iibsaado oo aan badeeco ahayn. 4. Daacadnimo; run. 5. Dhagax dumnadeed aan dhibco lahayn. ld caddiin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg