Caddil

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld caddilid.

Caddil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

Wax caddilan ka dhigid.

Caddil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

1. Fal dhici lahaa ka daahid iyadoo cid loo eersanayo. 2. Isu c.: wax isu dheelli tirid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caddil

caddilaad | caddilaad | caddilan | caddilan | caddilid | caddilmid | caddilnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg